Maleeshiyaad Bastoolado ku hubaysan ayaa saaka Xaafad ka tirsan Degmada Wadajir ee Gobolkaan Baanadir waxaa ay ku dileen Nabadoon siweyn looga yaqaanay Gobolka Hiiraan.
Ciidamo katirsan Booliiska degmada Wadajir ayaa tagay goobta falku kadhacay, waxaayna qaaday maydka Marxuumka.
Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabaa Sheekh Cali Maxamed Cismaan waxaana lagu dhex dilay Goob ganacsi uu ku lahaa Siliga Mareykanka ee Degmada Wadajir
Leave a Reply