Dibad bax looga soo horjeedo Axmed Madoobe laguna diidan yahay In Ciidamada dowlada laga Saaro Gobolka Gedo ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.
Dadkaan dibadbaxa ka dhigay Magaalada Garbahaaray ayaa sheegay inaysan Gedo aqbalayn dalabka Axmed madoobe.
Leave a Reply