Dad banaanbax maanta ka dhigay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka careysnaayeen dil iyo kufsi loo gaystay gabadh dhalinyaro ahayd oo lagu magacaabi jiray Xamdi Xasan.
Waxa ay banaanbaxayaashu ka dalbanayeen dawlada Soomaaliya in doonayaan, in cadaaladda la hor keeno dadkii ka dambeeyay, falkii arxan darrada ahaa ee loo gaystay Marxuumad Xamdi Xasan.
Leave a Reply