Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Deeqa Yaasiin ayaa waxay sheegtay in la siyaasadeeyey Xeerka jinsiga kaas oo ay Barlamaanka Soomaliyeed Diideen in la ansixiyo.
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Deeqa Yaasiin ayaa waxay kaloo sheegtay xeerka jinsiga ee la geeyey Barlamaanka inuusan ahayn kii Wasaarada Haweenka soo gudbisay.
Leave a Reply