Ra’iisalwasaaraha Magacaaban ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa Magaalada Muqdisho Kulan la qaatay Gudoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah ee Saomaaliya.
Kulanka Ra’iisalwasaare Rooble iyo Gudoonka Golaha Shacabka ayaa ahaa Salaab iyo Isbarasho waxaa kulankooda looga hadlay Qaban qaabada Ansixinta Ra’iisalwasaaraha Cusub kaas oo la horgaynayo Barlamaanka Soomaaliya Dhawaan.
Leave a Reply