Akhrido:Bulshada Jowhar oo loogu baaqay inay is diiwaan galiyaan

wabi

Maamulka Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amaro ku socda milkiilayaasha Guryaha iyo Hoteelada ku yaalla Caasimada Hirshabeele si loo sugo amniga Magaalada.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska  Guddoomiyaha Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey ayaa waxaa dhammaan milkiilayaasha Guryaha Jowhar lagu amray inay diiwaan geliyaan dadka kirada ugu jira Guryahooda ama kuwo laga kireynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.