Shiiq Cabdi xirsi oo kamida Culumada Soomaliyeed ee ka horyimid Xeerka Jinsiga iyo Kufsiga ee ay diideen inay Barlamaanka Soomaliyeed ansixiyaan ayaa waxuu ka warbixiyey dagaal Social Media ku dhexmaray isaga iyo Xildhibaanad Sagal Biixi.
Xildhibaan Sagal biixi oo kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliyeed laga soo doorto Jubbaland gaar ahaan Gobolka Gedo ayaa waxay kamid ahayd Xildhibaanadii dooda ka keenay Xeerka jinsiga waana meesha ay isku afdhaafeen Shiiq Cabdi Xirsi.
Hoos ka daawo dagaalkii dhex maray Shiiq Cabdi iyo Xildhibaan Sagal Biixi.
Leave a Reply