Xaflada Difaacashada Buuga Qalin-jabinta Dufcada 21 aad ee Ka Qalin jabisay Jaamacada umada faraceeda galmudug ayaa lugu Qabtay degmada Caabudwaaq Waxaana Kulanka Difaacashada Ardayda Buugaan Ka so Qayb Galay masuuliyiin ka Tirsan maamulka galmudug oo ugu Horeeyo Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladaha hoose Abdi Jama xubno ka Socday jaamacada umada Guud ahaan iyo masuuliyiin kale.
Ardaydan ayaa ah Difcadii ugu Horaysay oo Ka Baxdo jaamacada umada faraceeda galmudug Caabudwaaq kuliyadaheeda dhaqaalaha iyo caafimaadka.
Leave a Reply