Wariye Cabdishakuur Shaashaa oo kamida wariyaasha soomaliyeed kuwa ugu saameynta Badan aadna loogu xiran yahay Wararkiisa ayaa waxuu ka warbixiyey qiso xanuun badan oo ku dhacday.
Cabdishakuur Shaashaa ayaa Bulshada Soomaaliyeed uga warbixiyey mar uu shaqo ka doontay warbaahino ka hawgala Puntland oo isugu jira Idaacado iyo Telefishino kuwaas oo shaqadii wariyanimo ee uu dalbaday loogu diiday Qabiilkiisa awgeed kaas oo ah Jareer.
Hoos kadaawo Hadalkii wariye Cabdishakuur Shaashaa
Leave a Reply