Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday munaasabad lagu soo dhaweynayo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka kuwaas oo ka qayb galay shirkii looga hadlaayey arimaha Doorashada.
Xafladaan ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen, Madaxwaynaha Puntland siciid Cabdulaahi Deni, Madaxwaynaha Galmudug qoorqoor, Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Madaxwaynihii hore ee soomaaliya xasan Shiiq, Xildhibaanada labada Gole, marti sharaf iyo Siyaasiyiin.
Leave a Reply