Sawiro:Khilaafkii Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliaya oo Xal Laga Gaaray

farmaajo

Madaxweynayaasha Jubaland, Galmudug, Puntland, Hirshabeele iyo Koonfurgalbeed ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qeybgalay kulan ay yeesheen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah Federaalka iyo Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka DFS, kaasi oo looga Soo afjarada Xillaafkii u dhaxeeyey Labada Aqal.

farmaajo
farmaajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.