Xildhibaan Cabdi Shire oo kamida Xildhibaanda Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxauu ka hadlay Ansixinta Ra’iisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya iyo hadal Jeedinta Madaxwaynaha Soomaaliya.
Xildhibaan Cabdi shire ayaa sheegay haduu madaxwaynaha naga hadlo ansixinta Ra’iisalwasaaraha waa soo dhaweynaynaa “hadii Madaxweynaha uu nagala hadlo berri arrinta doorashada durbaano iyo wax ka daran baa ku yeerineenaa”
Leave a Reply