Maamulka Degmada Hobyo ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay, in Dooman Ganacsi oo ku soo xirtay Dekada Magaaladaas shaqo abuur ay u noqotay dhalinyarada Magaaladaas ku Nool.
Waxa uu sheegay Maamulka Magaalada Hobyo ka hor inta doomahan bilaabin in ay ku soo xirtaan Dekada ay jiraan dhalinyaro badan oo shaqo la’aan la fadhiyay wadooyinka Magaaladaas
Gudoomiyaha Magaaladaas C/aallhi Axmed Cali ayaa sheegay in Dekada Magaalada hada ay u muuqato mid ka wanaagsan sidii ay ahayd sanado badan oo aan shaqayn.
Halkan ka dhagayso:
Leave a Reply