AlShabaab oo Qasaaro kasoo gaareen weerar ay kusoo qaadeen Baardheere

dagaal

Agagixisada Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada xoogga ku leeyihiin degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Al-Shabaab ay weerareen Saldhig ay degan yihiin Ciidanka Dowladda gaar ahaan Ururka 49-aad Ee ku sugan Degmada Baardheere Ee Gobalka Gedo, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus

Saraakiil ka tirsan Millateriga Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen inay iska caabiyeen weerarkii kaga yimid Al-Shabaab, isla markaana ay khasaaro lixaad leh ay gaarsiiyeen.

Ma ahan markii ugu horeaysan ee Ashabaab qasaaro kala kulmo Ciidamada dowlada ee ku sigan degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.