Qoorqoor oo gudoomiyey Shirkii Golaha Wasiirada Galmudug

qoorqoor

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda Galmudug,kaas oo  looga hadlay Amniga guud iyo Dhisidda Golayaasha Deegaanka,

Madaxweyne Qoorqoor ayaa Golaha uga warbixayay safarkii uu ku tagay Magaalada Muqdisho iyo heshiiskii siyaasadeed Madaxda lagu dhameystiray hanaanka doorashada dalka ee sanadka 2020/2021.

Madaxweyne Ku xigeenka,ayaa sidoo kale ka warbixiyey kormeerkii uu dhawaan ku tegay qaar kamid ah wasaaradaha Galmudug.

Qaar kamid ah Wasiirada Wasaaradaha ayaa soo gudbiyey Hindise Sharciyeedyo ay soo diyaariyeen

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.