Dhageyso:Dhibaatada Federaalku Itoobiya ku hayo

itoobiya

Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka Itoobiya Adan Faarax oo wareysi gaar ah siiyay BBC-da ayaa waxaa uu ka hadlaya xiisadda u dhaxeysa Dowladda dhexe ee Itoobiya iyo Deegaanka Tigreega.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.