Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka uah Dowlada Koonfur Galbeed kulan kula qaatay Gudoomiyaha Hay,adda Batroolka Somaliyeed iyo Wafdi uu hogaaminayey oo ay qeyb ka ahayeen Gudoomiye ku xigeenka Wakiilka Koonfur Galbeed Hay’adda Batroolka u qaabilsan oo Shalay Baydhabo soo gaaray.
Madaxweynaha Koonfurgalbeed ayaa soo dhaweeyey Waftiga waxaana uu ka dhagaystay socdaalkooda Baydhabo iyo Qorshaha uga Degsan soo Saarida Batroolka si Kheyraadka Batroolka looga Fa’ideyo Bulshada Soomaaliyeed Qeynba uga qaato Kobcinta Dhaqaalahana Dalka.
Leave a Reply