Waxaa maanta soo gaarey Degmada Ceelwaaq ee Gobolka gedo wafdi uu hogaaminayo wasiir dowlaha hore wasarada Amniga maamul goboleedka jubaland Maxamed Cabdi Kaliil kuwaa oo kulan laqaatey mamulka degmada iyo saraakiisha ciidanka.
Waftiga Kaliil waxaa waheliya Gudoomiyihii hore Degmada Luuq Maxamed Cabdullaahi Gardhuub iyo Xubno kale lamana garayo ujeedka ay u yimaadeen Ceelwaaq walow wararka qaar sheegayaan inuu axmed madoobe Soo dirsaday.
Leave a Reply