Daawo:Beesha Reer Garaad oo dalbatay Kursigii kamaqnaa in loo soo cesho

maxamedwali

Beesha reer Garaad oo kamid ah beelaha daga Jubooyinka oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlay mataladaa Siyaasad ee kamaqan ayaa waxay Madaxda Dowlada Soomaaliya ugu sareysa ka codsadeen inay Helaan kurisgii Xildhibaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.