Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo kulan laqaatay Wafti kasocda Dowlada Soomaaliya

lafatagreen

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo uu wehlinayo Gudoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Mudane Ali Saciid Fiqi ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday Wasaaraddaha Qorshaynta iyo Maaliyada Dowlada Federaalka Soomaaliyo oo Baydhabo usoo gaaray ka qeybgalka Daahfurka Mashruuca kaso kabashada Xasaaradaha Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeyb galey Wasiirka qorshynta koonfur galbeed, qaar ka mid ah Wasiirada, Gudigga mashruuca Xasaradaha iyo Agaasimayaasha guud ee wasaradaha qarkooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.