Daawo:Siyaasi Maxamed Qaasim ayaa Kenya uga Digay Fara Galinta ay Ku hayso Soomaaliya

waxar

SiyaaMaxamed Qaasim Waxar oo kamida Siyaasyiinta Jubbaland ayaa Kenya uga Digay Fara galinta ay Ku Hayso Soomaaliya Gaar ahaan Degaanada Jubbaland.

Siyaasi Maxamed Qaasim Waxar ayaa waxuu kawar bixiyey dhibaatooyinka Kenya ay u gaysteen hantida Shacabka Soomaliyeed kuwaas oo isugu jira Dil iyo Burbur hantiyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.