Hay’adda Nabad sugudda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa qoraal ay soo dhigtay boggeeda Twitterka ku sheegtay in gacanta ay ku dhigeen 79 tan oo maadada Sulfuricga ah iyo shaqsiyaadkii keenay dalka,kuwaasi oo ay sheegtay in ay u gudbinayeen maleeshiyada Alshabaab.
Hay’adda NISA ayaa sheegtay in baaritaan sharci ah ay wajihi doonaan,iyadoo ay iska kaashanayaan hay’adaha kala shaqeeya la dagaalanka Argagixisada.
Leave a Reply