Wasiir Duulista hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Ilayaas Cusmaan lagatuur oo shir jira’iid ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay Diyaaradihii Caalamiga ahaa ee Imaan Jiray Puntland gaar ahaan Itoobiya Airline.
Wasiir Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Ilayaas Cusmaan lagatuur ayaa beeniyey warar sheegaya inay hakad galeen qaar kamid ah Duulimaadyadii caalamiga ahaa ee imaan jirey Garoomada Puntland.
Leave a Reply