Gudoomiyaha Aqalka Sarre Cabdi xaashi ayaa ka warbixiyey Qilaaf ka jira soo xulista Xildhibaanada Gobolka Waqooyi kuwaas oo doorashadooda ka dhacayso Muqdisho.
Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay Dowlada Federaalka ah inay faragalin ku hayso xulista Xildhibaanda gobolada Waqooyi.
Kan ha dhaafo