Shir uu soo qaban qaabiyey Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi xaashi oo ayna ka qayb galeen Masuuliyiin kale oo uu kamid yahay wasiirkii hore ee warfaafinta Xildhibaan Maareeye, Gudoomiyihiii hore Maxkamada Saare ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolada Woqooyi ayaa ka dhacay Muqdisho.
Leave a Reply