Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Maalmahan Safar Shaqo Ugu Maqnaa Dalka Dibaddiisa ayaa Dib Ugu soo laabtay Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho, Halkaasi oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka Diyaaraha ee Aadan Cadde, ku soo dhaweeyay Xildhibaano,Wasiirro heer Fadaraal iyo Heer Dowlad Goboleed ah & qeybaha kala duwan ee Bulshadda.
Madaxwaynaha Galmudug ayaa dalka Turkiga ugu Maqnaa Safar dalxiis waxuuna ugu soo dhamaaday sidii uu filaayey.
Leave a Reply