Ra’iisalwasaaraha Boqortooyada Ingiriiska Boris Johnson ayaa galay karintiil kadib markii u la kulmay Lee Anderson oo ah Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Ingiriiska kaas oo laga helay cudurka Coronaha.
Ra’iisalwasaaraha Ingiriiska laguma arag ilaa iyo hada calaamadaha Covid19 lakiin taxadar ahaan ayuu isu karintiilay si uusan dadka kale ugu faafin cudurka.
Boris John ayaa bishii Afraad ee sanakaan Sadex bari ugu jiray isbitaal kadib markuu ku dhacay Covid19.
Leave a Reply