Magaalada Kismaayo waxaa kasocda bananbax wata Rabshado kadib markii Afar Qof oo isugu jira rag iyo dumar ay dileen ilaaada Axmed Madoobe.
Dadkaan la dilay ayaa waxay ku beel yihiiin mdaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid lamana Garanayo Sababta loo dilay dadkaan halka Beel kasoo Jeeda.
Laamaha Amniga Kismaayo kama aysan hadal dadkaan lagu xasuuqay Kismaayo waxaana Magaalada kasocda Bananbaxyo rabshado wata.
Dhawaan bay ahayd markii Ilaalada Axmed madoobe Ksimaayo ku dileen Wakiilkii shirka Xawaalada Amaal Cabdulaahi Shigshigow.
Leave a Reply