Warqad qoraal ah oo ku saxiixan yahay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Shamiito” oo kusugan magaalada Muqdisho ayaa shaqo joojin kusameeyey Gudoomiyihii gobolka Gedo Cismaan Nuur xaaji Macalimu.
Leave a Reply