Daawo:Lacagtii ku baxday Xil ka qaadistii lagu sameeyey Xildhibanada Puntland

deni

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah xasaanadii ka qaaday 8 Xildhibaan oo ka tirsanaa Golaha, kadib eedeeyn u soo gudbiyey Xeer-ilaaliyaha Guud ee Puntland.

Xildhibaanadaan ayaa horay waxay ugu baaqeen in lala xisaabtamo shirkada Imaaradka ee maamusha Dekada Boosaaso taas oo ku fashilmatay Dhismihii dekada Boosaaso.

Madaxwaynaha Puntland ayaa siciid Cabdulaahi deni waxuu Barlamaanka Puntland u qaybiyey lacag dhan 20’000 Doolar kiiba sixasaanada looga qaado xildhibaanada Puntland ee ka soo horjeeda joogitaanka shirka imaaradka ee maamusha dekada Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.