Maamulka Gobolka Gedo oo Dowlada ugu Baaqay inay Gurmad lala Soo gaaro Bulshada Gedo

macalimu

Barasabka gobolka Gedo ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyinta Maamulka Degmada Luuq waxaana inta badan kulanka diirada lagu saaray abaara soo wajahay gobolka Gedo iyo baahiyaha aas aasiga ee ay qabaan dadka danyarta ee kunool guud ahaan gobolka Gedo.

Gudoomiyaha Dagmada luuq Ahmed Bulle Gared ayaa kacodsaday Dowlada Federalka Soomaaliya iyo hay’adaha samafalka in ay gobolka soo gaarsiiyaan kaalma bini aadan nimo.

Gudomiyaha Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimu ayaa waxa uu baaq ugu diray dowlada Federaalka SoOmaalyia in ay caawimaad soogaarsiio gobolka Gedo Isagoo sheegay in gobolka ay kajirto roob yari islamarkana loobaahan yahay in kaalma lagaarsiiyo dadka danyarta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.