Isagoo La Hadlay gedo times Gudoomiye ku xigeenka Gobolka gedo ee dhinac Siyaasada Bakaal ayaa Wax uu Ka Warbixiyay halka ay ku Danbeysay xisadii Ka Tageneyn Magalaad Balad-xaawo ee u dhaxeyay isaga iyo Indho kori
Bakaal ayaa wax uu sheegay in Wali Lagu howaln yahay sidii loo dajin lahaa xiisadaasi walin masulinta jubland ay ku mashquulsan yihiin
Dhinaca kale wax uu ka tacsiyay geridii naxdinta laheyd e ku timid Ugaas ciise Gudoomiye ku xigeenka gobolka gedo Bakaaal
Halkaan Ka dhageyso Gudoomiyaha.
Leave a Reply