5 Sarakaal oo ka tirsan Ciidanka Xooga oo lagu dilay Galgaduud

dagaal

Wararka ka Imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya 5 Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Xooga dalka soomaliyeed gaar ahaan qaybta 21aad in lagu dilay Deegaan u dhaxeeya Guriceel iyo Balanbale.

Maleehsiyaad hubaysan ayaa Jidka u galay Saraakiil tobabar ugu soo dhamaaday Guriceel Wararku waxay sheegayaaan ilaa shan sarkaal ay dhinteen laba kalana ay dhawac yihiin kadib markii Wadada loo Galay.

Saraakiisha Dhimatay ayaa Magacyadooda lagu sheegay Siciid Xasan faley, Gaangul, Qalbi indhataag, Ceyroow, Cabdixakiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.