Daawo:Ugaas Maxamed iyo Madaxda Galmudug oo ka tacsiyeeyey Saraakiishii dilka loogaystay

ugaas

Wasiiro, xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug iyo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Mohamed Kayse Ugaas ayaa maanta tacsi u diray eheladi iyo qarabadii ay ka baxeen saraakiishii shala lagu laayay wadada isku xirta Balanballe iyo Xeraale.

Ugaas Maxamed iyo Masuuliyiinta Galmudug ayaa waxay ku baaqeen inaan wax aar goosi ah lasameyn, Nabadana laga shaqeeyo Saraakiisha dhinta waxay ka dhinteen qaranka Soomaliyeed Madaama ay u shaqeynayeen Shacabka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.