Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac “Cabdi Wayeel” ayaa ka warbixiyey howl gallada lagu soo qabanayo kooxdii ka dambeysay falkii Argagaxiso ee dhowaan lagu dilay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi wayeel ayaa sheegay in la qabtay dad lagu tuhun san yahay inay ka dambeeyeen Dilkii saraakiisha ciidamada Xooga Dalka ee lagu dilay Deegaan u dhaxeeya Balanbale iyo Guriceel.
Leave a Reply