Daawo:Siyaasi CabdiKaafi oo cambeerayn u jeediyey kenya kana tacsiyeeyey Dilkii Saraakiisha

cabdikaafi

Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Han iyo Hanaan Qaran Cabdikaafi Isak ayaa waxuu ka hadlay Fowdada Dowlada Kenya ku hayso Dalka soomaliya, Arimaha Doorashada iyo Dilkii saraakisha loogu gaystay Gobolka galgaduud.

Siyaasi Cabdikaafi Isaak ayaa marka hore waxuu ka tacsiyeey Dilkii Foosha Xumaa ee loo gaystay Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed.

Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Han iyo Hanaan Qaran Cabdikaafi Isak ayaa si kulul u cambaareeyey dhibaatada Kenya ku hayso dalka Soomaliyeed waxuuna bulshada soomaliyeed ugu baaqay in cadowka kenya hal meel looga soo wadajeesto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.