Ugaas maxamed Ugaas Axmed oo uu waheliyo Gudoomiyaha degmada Balanballe Jaamac xayle, xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug iyo Marti sharaf kale ayaa si Wada-jir ah xariga oga jaray ceel-biyood laga Hirgaliyay degaaanka Qaran oo ka tirsan degmada Balanballe.
Deegaaka Qaran markuu soo gaaray Ugaas Maxamed iyo waftigiisa ayaa waxaa loo sameeyey Soo dhaweyn balaaran kaas oo ka qayb qaateen Qabaha Bulshada Qaran.
Leave a Reply