Haweenka Caabudwaaq oo warbaahinta la hadlay ayaa waxay sheegeen in ay tahay wax laga xumaado sida ay ula dhaqmeen masuuliyiinta kumatala Galmudug ee lasocday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Haweenka ayaa waxay dhaliil u jeediyeen Madaxwayne Kuxigeenka iyo wasiirka arimaha gudaha Galmudug waxayna ku eedeeyeen inay ka horistaageen kulan ay la qaadan laahaayeen Ra’iisalwasaaraha soomaaliya si uu wax uagala qabto dhismaha Guriga Haweenka Caabudwaaq.
Leave a Reply