Bishaar Cabdiraxman Buule oo kamida Siyaasiyiinta kasoo Jeeda Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay Go’aankii Dowlada Soomaaliya ee Xirirka ugu Jartay Dowlada kenya iyo Dhibaatada Kenya u gaysato shacabka Soomaliyeed.
Bishaar Buule ayaa waxuu Taageeray go’aankii Dowlada soomaliya xiririka ugu Jartay Kenya waxuuna Buslahada Soomaliyeed ugu baaqay in meel looga soo jeesto dhibaatada Kenya ku hayso soomaliya Gaar ahaan Gobolka Gedo.
Leave a Reply