Mustaf Dhuxuloow ayaa sheegay Xaflad uu kula hadli lahaa Taageerayaashiisa oo qaban qaabadeedu ka soctay Hotel kuyaal Muqdisho inay joojiyeen Ciidamada Nabad sugida Dowlada.
Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo ah musharax madaxweyne ayaa xaqiijiyey in lagu amray joojinta xafladaas wax yar ka hor inta aysan ka bilaaban hotelka, isagoo sheegay in NISA ay ka dambeyso qorshaha lagu hor istaagay xadladaas lagu taageerayey.
Leave a Reply