Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ay Wehliyaan Labada golle Dowlada iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Barlamanka Federaalka Soomaaliya.
Socdaalka wafdiga ayaa ah ka qeybgalka Sanad guurada Labaad Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ku Beegan 19/12/2020.
Leave a Reply