Gudoomiyaha golaha Musharaxiinta qaarkood Shariif Shiiq Axmed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoona uu ku dhaliilay in ay boob doorashada dalka iyo in ay ku fashilan tahay in wax ka qabato xaalada amni ee wadanka uu xilagan marayo.
Leave a Reply