Munaasabad loogu Dabaal degaayo Sanad-guurada 2aad Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka dhacday Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Munaasabadaan oo ka soo qayb gaaleen Masuliyiin aad u tirabadan oo katirsan labada Gole ee Barlamaanka Soomaaliya iyo Masuuliyiinta koonfur galbeed.
Leave a Reply