Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland waxaa lagu qabtay munaasabad uu soo abaabulay Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni laguna taageerayo waxqabadkiisii intuu xukunka hayey.
Munaasbadaan lagu taageerayo Deni ayaa timid kadib markii ay hoos u dhacday Taageeradii ay u hayeen bulshada Puntland, waxaana Puntland ka jira Sicir barar balaaran kaas oo adkeeyey noloshada Bulshada Puntland.
Waxaa kaloo Puntland ka jirin Barlamaan la xisaabtama Madaxwaynaha iyo Wasiiradiisa madaama aysan waxba ka qaban heshiiskii lala galay shirkada Imaaradka ee maamulaysay dekada Boosaso taas oo waqtigeedii dhamaaday waxna ka qaban baahiyaha dekada Boosaaso.
Leave a Reply