Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa waxaa laga waraystay Xaalada amni iyo midda guud ee maamulka goboleedka Galmudug, oo ay dhowaanahan kusoo badanayeen weerarada ay fuliso kooxda Al-Shabaab iyo dilkii saraakiisha Ciidamada loogu gaystay Guriceel iyo Gaalkacyo.
Madaxwayne Kuxigeenka galmudug waxaa Su’aalo waydiiyey qaar kamida Bulshada Soomaaliyeed iyadoo su’aalaha ay ubadnaayeen dilkii saraakisha kala duwan loogu gaystay Galmudug.
Hoos ka dhegeyso Barmaamijka Voa.
Leave a Reply