Senator Mustafe Qotax oo ka tirsanaa aqalka sarre ee Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Magaalada Hargayso Isagoo sheegay inuu Cafis waydiistay Madaxwaynaha Soomaliland Muuse biixi.
wararka aan ka helayno dad ay saaxiib yihiin Xildhibaan Mustafe Qotax ayaa sheegay Sababta uu Muqdisho uga tagay inay tahay inuu rajo xumo kala kulmay sidii uu mar kale loogu soo dooran lahaa xilka uu horay u haayey ee aqalka Sarre.
Leave a Reply