Dhageyso:Ismaaciil Cumar geele oo shaaciyey inuu yahay musharax Madaxwayne

Ismaciil

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyey inuu ka qayb geli doono dooarshada madaxtinnio ee dalkaasi ka dhacaysa bisha April ee 2021.

Madaxweyne Geella ayaa markii ugu horreysay xilka loo doortay 9-kii April 1999-kii, waxaana uu kursiga ku fadhiyaa in ka badan 20 sano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.