Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Madasha Aragti-wadaag ee Machadka Heritage ayaa u mahadceliyay shacabka iyo madaxda Puntland sida habsamida leh ay u marti galiyeen madasha aragti wadaaga.
Madaxwayne Qoorqoor ayaa sheegay wada hadaladii gaar gaarka ahaa iyo dadaaladii gooni goonida ahaa is afgarad ayey ku dhow yihiin waxaana doonaynaa heshiiskii doorashada in la fuliyo.
Leave a Reply