Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa waxay kula kulmeen Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xasan Xundubeey Jimcaale.
Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo wasiirka amniga ayaa waxay ka wada hadleen xaalada amni ee dalka, u diyaar garowga sugidda amniga doorashooyinka.
Leave a Reply