Waxaa Galmudug ka maqan in kabadan 100 Masuul oo ka tirsan maamulka Galmudug kuwaas oo u shaqo tagay Magaalada Muqdisho waxaana Masuuliyiintaan ka mida Madaxwaynaha, Madaxwayne kuxigeen, Gudoomiyihii Barlaamnka iyo kuxigeenadiisii wasiiradii Galmudug dhamaantoon sida Amniga, arimaha Gudaha iyo Xildhibaanada Galmudug intoodii badan.
Leave a Reply